Ahmed Ali Egal, one of the leading figures in modern Somali music and theatre, is remembered for his distinctive voice, ...
Garowe (PP News Desk) — Omar Abdirashid Ali Sharmarke, who served twice as Prime Minister of Somalia, has warned against a ...
Your browser does not support JavaScript, or it is disabled. JavaScript must be enabled in order to view listings.
Mareykanka qaxootinimo baan ku nimid waana laynagu soo dhoweeyay!
Garoowe (Faallo PP) — Berri Puntland waxaa laga xusi doonaa 28 guurada asaasidda is-maamulkii ugu horreeyay Soomaaliya ...
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta magaalada Muqdisho kulan kula qaatay Taliyaha Taliska Ciidamada Mareykanka ee qaaradda Afrika (AFRICOM), General Dagvin ...
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa xalay magaalada Garoowe kaga qaybgalay bandhiga Buugga Baadigoobkii Nabadda Geeska Afrika ee qoray Danjire Maxamed Cabdi Afey oo muddo dheer ka soo ...
Baarlamaanka ayaa maanta meelmariyay in wax ka baddel lagu sameeyo qodobo ka mid ah Dastuurka Puntland, kaddib soo jeedin ka timid xukuumadda madaxweyne Deni. Qodobka 79-aad ee Dastuurka Puntland oo ...
Xisbiga Nabad & Nolol ee hoggaamiyo madaxweyne hore Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka horyimid dalabkii Golaha Mustaqbalka ee ahaa in Soomaaliya lagu celiyo kumeelgaarkii 2012. Wasiirkii hore ee ...
Ciidanka uu hoggaamiyo Gen. Jimcaale Jaamac Takar ee Danab ayaa ka digay weerar ay Puntland ku qaado ciidanka PSF. War-saxaafadeed ay soo saareen ciidanka Danab ayaa lagu sheegay in madaxweyne Deni uu ...
Golaha Mustaqbalka ee ku mideysan yihiin Puntland, Jubaland iyo siyaasiyiinta mucaaradka ee Muqdisho ayaa ka dalbaday Beesha Caalamka in Soomaaliya lagu celiyo hannaankii kumeelgaarka ee ay ka baxday ...
Guddiga Amniga Gobolka Mudug ee Puntland iyo Galmudug ayaa maanta kulan wadajir ah ku yeeshay Madaxtooyada Puntland ee Gobolka Mudug, kaas oo looga hadlay xoojinta amniga, nabadda iyo wada-shaqeynta ...